Wafdigii xaqiiqo raadinta IGAD oo kulamo xasaasi ah ka wada Kismaayo (Daawo Sawirro)

Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo uu hogaaminayo wakiilka IGAD ee Soomaaliya Dr. Maxamed Guyow oo booqasho shaqo ku jooga Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland ayaa la kulmay Gudoonka Baarlamaanka Dowlad goboleedka Jubbaland. Sidoo kale, Guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa la kulmay wafdiga ka socday Urur Goboleedka … Continue reading Wafdigii xaqiiqo raadinta IGAD oo kulamo xasaasi ah ka wada Kismaayo (Daawo Sawirro)